Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Riyada:

Asc sheikh waxan ku riyooday anigo oo jooga meel doorasho oo la codeyna warqadi codeynta waxaan ku qoray digriga towxiidka

laa ilaaha ilalaahu waxdahu laa shariika lah lahul mulku walahul xamd wahuwa calaa kuli shey’in qadiir iyo magaca maryam

Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo
Riyada digriga towxiidka iyo magac maryam warqad lagu qorayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn xaga noloshaada.

Waxayna la xiriirtaa cibaadada iyo diinta arrintaas.

Waxaad noqonaysaa qof ku dadaalo diinta Alle oo ka fog xumaanta.

Waa riyo fiican

Riyada digriga iyo tasbiixda halkan ka daawo

 

The dream indicates a big change in your life.

It is related to worship and religion in this regard.

You will become a person who strives for the religion of Allah and stays away from evil.

It is a good dream

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More