Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Riyada:

Waxaan ku riyooday aniga oo wata dhuxul damisa ama la isticmaalay kadibna nadamiyay markaas ayaan tagay meel meherada waxaan ku iri dhuxusha markaa qoryaha ka damisaan weelkaa iigu shuba kadib mar kale ayaan ku soo laabtay meheradii mise weelkii waxay iigu shubeen dhuxul caadiya oon la isticmaalin markaa ayaan u celiyay kadib waxaan tagay gabadh gurigeeda markaan utagay waxaa utaalay dhuxul qurux badan markaa ayaan waydiiyay waxayna igu tiri waan sadaqaynayaa dhuxushan waxaan kaloo ku arkay gabadha inay timaheeda hagaajisatay waxaana ka go ay timo badan waan la yaabay timaha ka go ay iyo siday caadi ugu aragto inay timaheedu u caafimaad qabaan

Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa
Riyada dhuxusha maxaa lagu fasiraa

Sheekh isoo fasir

Fasirka:

Riyadan waxay tilmaamaysaa hanti, waliba waa lacag aan la hubin inay xaaraan ama xalaal ay tahay

Waxaana laga yaabaa inay la xiriirto ganacsi

Guud ahaan riyada waxay kaaga digaysaa hanti xaaraan noqon karta.

 

Halkan ka daawo riyada dhuxusha

 

This dream describes property, it is also money that is uncertain whether it is illegal or legal

It may be related to business

Generally dreaming warns you about property that can be prohibited.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More