Riyada dhukay anoo dhagta kasoo bixinayo

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday anoo dhagtayda ka soo bixinaya dhukay aad u weyn marka riyaadas maxay noqon karta.

Riyada dhukay anoo dhagta kasoo bixinayo
Riyada dhukay anoo dhagta kasoo bixinayo

Jawaabta:

Waxaa kusoo gaaraya warar aad ku farxayso, inshaa Allaah goor dhow waxaad maqlaysaa war ku farxin doono, dhukayga oo dhegta lagasoo bixinayo waa riyo wanaagsan oo tusinaysa in qofka war fiican uu heli doono.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More