Site icon Daruur درور

Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah

Su’aasha:

ASC WAAN IDIN SALAAMAY
WALAL WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO GURI KOR IYO HOOS AH DHISANAYO OO AG TAAGAN OO FIIRINAYA SIDA LOO DHISAYO WAXAANA LAGA DHISAYAY BAAN DHAHAA WADANKAN AAN JOOGO XAAFADA UGU QAALISAN OO XATAA AY ADAGTAHAY INA KIRADA GURYAHEEDA LAGA BAXO MARKAA WALAL AAD BAAN RUNTII U FARAXSANAA.

Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah
Riyada dhismaha guri kor iyo hoos ah

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuu bilaabanayso nolol cusub iyo mustaqbal fiican, xaaladda aad ku jirto waad ka bixi doontaa, haddii aad doob tahay waad guursanaysaa waliba guur heer sare ah iyo nin wanaagsan oo hanti leh, haddii aad xaas tahay nolol fiican iyo mid cusub ayaad gali doontaa oo ka duwan midda aad ku jirto.

Exit mobile version