Riyada dhimashada walaasha
Riyada dhimashada walaasha
Riyada:
Shiikhow waxaa ku riyooday walaashay dhimaneyso weyna nooshahay meydkeedana la waynaayo

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha haddaan wali la guursanin in la guursanayo
Dhimashada walaashada waxaa lagu fasiraa fogaanshaha ay ka fogaanayso qoyskeeda.
Maxaayeelay naagta marka la guursado ninkeeda ayay raacaysaa.
Haddii ay tahay qof la qabo riyada waxay tilmaamaysaa arrimaheeda inay adkaan doonaan
dhibaato inay qabsan doonto
Halkan ka daawo riyooyinka geerida astaanta u ah
The dream indicates that if the girl is not yet married, she will be married.
The death of a sister is interpreted as the distance she is avoiding from her family.
For when a woman is married, she follows her husband.
If she is married to the dream she indicates her issues will be difficult