Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo

Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo

Riyada:

Asc waxa kuriyode qof agano oo can eh oo dimanayo oo dadka dan ladahayo yanicafidono gawada wedimate kadib ani mido saxibo nahne isla secono aya daha qiyamaha aya lagare cabsi haist aya darema sedax bari kadib malinta qiyamaha aya lagara kadib gawada aya idehe soo qiyamaha jimco madoco jimco maba ahan

Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo
Riyada dhimashada qof caan iyo qiyaamaha la gaarayo

Fasirka:

Riyada waxay wadataa digniin, waxaa lagaaga digayaa dambiayada xunxun.

Riyada geerida ama dhimishada qofka caanka ah gabar iyo wiil wuxuu noqodo waa arrin dadka ku faafayso.

Maalinta qiyaamaha waa digniin lagaaga digayo dambiyada waaweyn.

Waxaa lagugu boorinayaa inaad towbad keento.

Halkan ka daawo riyooyinka astaanta u ah dhimashada

 

Dreams have warnings, you are warned of our terrible sins.

The dream of the death of a famous person becomes a girl and a boy is a matter of spreading among people.

The Day of Resurrection is a warning against serious crimes.

You are urged to repent.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More