Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo

Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo

Riyada:

As waxan ku riyoday dhakhtarka ano labalansan aya tagay balancing marka ninbu aha dhakhtarku wu iyeray wa utagay qolki marki iswaresanay dhalashadi bu iwaydiyay wa ushegey inyar kadib qolki ayu laydhki damsaday anibu damcay inu faraxumeyo wa istagay wxan kudhahay dhakhtar mxa samenesa ani muslim bn ahay kudhahay midakale marka inanu faraha igaqadi wayey wxa ku dhahay xeydki dumarka leyahay idhaf waka orday albabkh igaso daba orday o iga xiray sidana ubixin wxan ku dhahay cidna kushegimayo xita polis e iga fur alababka igahordhaqaq wa diday ana wxa isdhahay hadaa ladagalantid lagayabo feer inukugu dhafto adlasuxtid hadhaw wxu dono kasamesdo marka wa isdajinayo waxa kulaha un igahor bayr musqusha ubahney weege dumarka kujira marka mid iga bayraya mu ahen ababku igu hor xirtay marka wa diqadoday riyada waka baxay ano naxsan albabkina ninki iga hor lexanwayey

Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo
Riyada dhakhtar faraxumo naag ku sameyn rabo

Fasirka:

Riyada waxay kaaga digaysaa arrimo xun oo aad kala kulmi doonto  nin aad ku kalsoon tahay

Waxaa laga yaabaa ninkaas inuu ku damco ama inuu kuusoo bandhigo waxyaalo xaaraan ah.

Waxaa lagaa rabaa inaad ka digtoonaato raga gurigaaga dumin karo.

 

 

Riyada dhakhtarka halkan ka daawo

 

The dream warns you of bad things you will face from a man you trust

That man may covet you or to expose you to unlawful things.

You are required to be wary of men who can tear down your house.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More