Site icon Daruur درور

Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya

Su’aasha:

Asc Waxa aan ku riyooday dhagxaan madmadow oo samada ka soo daadanaya sida roobka Maxu naqonaya fasirkeedu MAHADSANIDIN.

Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya
Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya

Jawaabta

Riyada waxay tilmaamaysaa meesha dhagxaantaas ay ku soo daadanayaan in ay degan yihiin dad Alle aan ka baqaynin oo xumaan samaynaya, dadkaas waxaa ku habsan doono haddaysan ka noqonin xumaanta ay ku jiraan cadaab daran xagga Alle ka imaan doono, riyada dhagax cirka soo daadanaya waxay tilmaamaysaa carada Ilaahay.

Exit mobile version