Site icon Daruur درور

Riyada dameer dhalaysa ilmo madow

Riyada dameer dhalaysa ilmo madow

Riyada:

Sheikh ii fasir waxan ku riyoodey Dameer dhaleysa si fududna ku dhashay dameer madow bey aheyd ilmaha ay dhashayna wuu u ekaa

Riyada dameer dhalaysa ilmo madow
Riyada dameer dhalaysa ilmo madow

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad sugaysay in la gaarayo goor dhow

Waana wax fiican oo noloshaada khuseeya, waxaa laga yaabaa inaad hesho qof wax kuu qabto oo si daacad kuugu adeego

Riyada dameerka guud ahaan waxay tilmaamaysaa qof adiga kuu shaqaynayo oo daacad kuu ah.

 

Halkan ka daawo riyada dameerka

 

The dream describes something you were waiting to reach soon

And it’s a good thing that concerns your life, you may find someone to do something for you and serve you honestly

The dream of a donkey generally describes someone who works for you and is loyal to you.

 

Exit mobile version