Riyada dagaalka iyo jinka oo ku galaya
Su’aasha:
Asc wllo waxn ku riyodey riyo ah wiil an aqano xidhidh lahayn jirney oon WADA hadleyno telka wuxu ishegy inan gabadh an isnaqano wuu igu idhi wa munafaqad eeka fagow kadib niyada ka idhi gabadh ka fagow sow man lahayn aniguba wey iskuken diri kartaye marks wiilka lahadlayey marks mu aheyn ee wiil kle ayu aha hadalka inan ku idhi oon riyo aheyn lkin riyada dhexdeeda ban kuso dhexdary hadalkii wiilka malinki kulaha ano riyada wiilkan kuleh kadib wax igalay jin xoog wayn cunuhu iqabtey sidi qof dhimanaya wan iska saray ka adkadey guriga jogey wa guriga yaranteydii kadib sadex naagod ban isleyny dhagax ila dhacay ana wan la dhacayey kadib wey iga xoog badiyen walashey ayan wacay se ima maqal midban faraha la galay kadib jin ayey noqden wey I Galen sidi habluhu marku jinku galo ee u ka dhex hadlo kadib hooyadey ayan utagay oo jifta calosha kaga jiiftey waxn kulaha hooyo iga qabo walashey aya tidhi hooyo jinka kasaar kadib waxn laha hooyo wey iga ka dilyan wan dhimanaya ku celcelinayey.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa cadow iyo il inay ku haystaan walwalkaagana aad buu u badan yahay sida riyada laga fahmayo, waxaad ku dadaashaa salaadda iyo weysada aadna quraanka u akhriso siiba habeenka markaad sariirta tagto, kana fogow dadka xaasidka ah oo aan khayrka kula rabin.