Site icon Daruur درور

Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo

Su’aasha:

Walaal waxaan riyo ku arkay Islaan habaryartay ah, oo hooyadey la ilmo adeer ah oo nala joogto iyada iyo wiil aan u maleeyey inay dhashay riyadaas maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo
Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo

Jawaabta:

Riyadan waxay ku xiran tahay dadkaas xiriirkiina siduu yahay hadday yihiin dad idin xiriirinayay riyada waxay tilmaamaysaa inay idin soo dhowdahay farxad guur ama wax kale oo lagu farxo, haddii dadkaas ay yihiin dad colaad idinka dhexayso oo aan idin soo booqan jirin muddo riyada wax xun ayay tilmaamaysaa.

Si kaste khayrkeeda Alle ha ku waafajiyo.

Exit mobile version