Site icon Daruur درور

Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya

Su’aasha:

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday aniga dad aan aqooniin in ay albaabka guriga isoo garaacan ay dhahayaan waad dhimanaysa waxad u dhiman doonta cudurka kansarka dadkas waxay leeyihiin anaga marhore dhimanay maxay noqon karta fasiirkeeda. si deg deg iga soo jawab.

Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya
Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto niyadjab iyo cabsi iyo walwal ama deyn in lagugu lahaan doono, Ilaahay ka magangal kuna dadaal salaadda iyo quraanka sharta Ilaahay hakaa ilaaliyee.

Exit mobile version