Riyada dad dhintay albaabka iisoo garaacaya
Su’aasha:
Asc wllo xalay waxan ku riiyooday aniga dad aan aqooniin in ay albaabka guriga isoo garaacan ay dhahayaan waad dhimanaysa waxad u dhiman doonta cudurka kansarka dadkas waxay leeyihiin anaga marhore dhimanay maxay noqon karta fasiirkeeda. si deg deg iga soo jawab.
