Site icon Daruur درور

Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday dad fara badan oo ii soo galay ano Waliba albaabka ku xiraya xoog iigu soo galay Dariska an u tagay si ay ii caawwiyaan intaan ku maqnaaa bay lacag iga xadeen waana dadka dadka guryaha ka daga wa bilaahi towfiiq

Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya
Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaato iyo mashaakil ama khasaaro marka waxaa lagaaga baahan yahay inaad dadaasho oo aad is ilaaliso intaad karayso.

Exit mobile version