Riyada cunug yar oo afka xaar la galay
Su’aasha:
Asc , nin wuxuu arkay nin kale oo dhabta usaaran canug yar , marka ninka wuxuu ku dhahay iriixriix ninka canuga haayay wuu dhigay canuga , kadib wuu bilaabay inuu uriixriixo , islamarkii wuxuu arkay ninkii daliiqa bilaabay canugii afka gashtay canug yar kale dabadiisa oo ka socoda xaar , canugii yaraa afkiisa iyo wajigiisa xaar ah , dadkii oo dhan way yaabeen, waxay bilaabeen inay raadiyaan biyo si looga dhaqo wajiga , maxay noqoney .
