Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo
Riyada cunto wiil wadan kale joogo loo dirayo
Riyada:
Sheikh waxaan ku riyooday wiil aan isku wadan aan ahayn oo aan cunto intaan u kariyay aan leyahay wan u dhibayaa mahadsanid

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir aad l samayn doonto nin meel kaa fog ku nool
Waxaa laga yaabaa inuu si fiican kugu kalsoonaado oo aad is guursataan.
Riyada xiriir dhow ayay tilmaamaysaa.
Riyada cuntada halkan ka daawo
Dreams refers to a relationship that you will have a man far from you
He may be better confident and married.
The dream refers to a relationship closely.