Riyada Cunada kala duwan sida casuumaad oo kale
Su’aasha:
Asc waxaan ku riyooday aniga oo Cuno Soo ridanaya waxaan Joogay meel Cunada noocyadeeda kala duwan ay taalo Sida Casuumaad oo kale ah khudrad cagaaran oo jar jaran Saxama waa wayn ayey ku jirtay Saxan Basal cad iyo Qudaar kale saaran tahay iyo Saxama badan oo midba khudaar kala Jaad ah oo Saf ku jira Sida bandhiga cuntada oo kale Qof aan u heysto in xaaskayga ay tahay ayaan Kaalay aan wada cunteene aan leeyahay aniga ayaana soo ridaya Cunada Baasto ayaan damcay inaan Soo rido balse waxaan isku dhex daadiyey Hilib qeyriin oo jar jaran iyo khudaartii.
