Site icon Daruur درور

Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto

Su’aasha:

Asc Wll riyadan waxa ku riyotay haweney la qabo
Ceel qodan waxena dhahde celkan ya qoday marke fiiri is dhahdane biyihiisa ayaa soo buuxsamay dabool marke saar is dhahdo wuu ku dhax dhacaa laba wiil ayaa ka boodayo ceelka iyadane wey ka cilinee.

Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto
Riyada ceelka biyaha ka buuxo marka naag la qabo ay aragto

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa haweeneydan inay ninkeeda ka heli doonto nolol fiican iyo barwaaqo, ceelka markay aragto naag la qabo wuxuu tilmaamaa xaalka ninkeeda marka biyaha ay kasoo buuxsamaan waa hanti iyo xoolo oo ninkeeda gacantiisa iyo jeebkiisa kasoo buuxsami doonto, waxaa kaloo ay noqon karaan biyaha uur ay uuraysanayso hweenaydaas.

Guud ahaan riyada waa khayr iyo bishaaro.

Exit mobile version