Riyada ceel weyso laga dhaansanayo
Riyada:
Asc wr work walaalo waxa kuriyoodey anoo weyso ka dhansanaya ceel masajid kuyaalo Hadana ceelkale oo kadurugsan jirikaan buuxo oon qaadikari laahay ka dhaansaday hadana anoo hadhuudhyaryare iyo galay xasiida wato is arkay iiga sojawaab xaasna waan leehay oo cadho kumaqan

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa khayr inaad heli doonto oo aad ka fogaan doonto wixii ku dhibay.
Waxaa laga yaabaa riyada xiriir inay la leedahay xaaskaaga.
Waxaa laga yaabaa inaad heshiisaan oo aad noqotaan dad isku fiican nabad dhex taalla.
Waxaadna ka fogaan doontaan xumaanta.
Riyada ceelka oo faahfaahsan halkan ka daawo
The dream indicates that you will find good things and that you will avoid what has troubled you.
Perhaps the dream has to do with your relationship with your spouse.
Perhaps you will come to an agreement and become good people who live in peace.
And you will avoid evil.