Site icon Daruur درور

Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QAADHI WATA AYAAN WAXAAN HELAY MAC AAD U WAYN OO UU KA BUUXO WAX MACMACAAN OO AAD U FARA BADAN OO KALA WADA NOOCA KEEG, QUREEC, KU LAGU DARAY MALAB
OO AAD U BADAN WAAN CUNAY OO WAXNA QAATAY KABACDI MEESHII WAXAA SOO BUUXSAMAY DAD ANA WAXAAN SIIYAY MACMACAANKII OO LAWADA CUNAY MACAAN INTAAN QAATAY AYAAN SII YAY DADKII KABACDI INTAAN GAADHIGAYGA KAXAYSTAY AYAAN KA TAGAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay
Riyada casuumad aad u wayn oo macmacaan aan cunay

Jawaabta:

Riyada waa riyo fiican oo tilmaamaysa nolol bashbash iyo barwaaqo ah, waa arsaaq aad waasac u ah iyo farxad adduun, waa riyo fiican.

Exit mobile version