Riyada cadaabka geerida kadib

Su’aasha:

Asc waxan ahay wiil ano yar ayan riyoday labo jeer waxan ku riyoday ano dhintay oo la icadabayo maxay tahay riyadas.

Riyada cadaabka geerida kadib
Riyada cadaabka geerida kadib

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugan tahay wax aan kugu habboonayn, waa riyo digniin ah, qofka marka uu ku riyoodo asoo la cadaabayo waxaa lagu fasiraa in wax looga digayo siiba wax xaaraan ah ama dambi ah oo cadaab kuu keeni kara maalinta qimaamaha, marka towbad u degdeg wixii qalad kaa dhacay kasoo laabo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More