Riyada Bisada cad oo laabta la galinayo
Su’aasha:
Asalam Alaikum walal maxa lagu fasiraa riyada qof ka isagoo joogin magaaladiisa oo safar ah markan galay gurigii aan u socda waxa ku booday bisad cad oo quruxan gurigaas joogtay oo aan laabta gashtay hooyadeey ayaa meesha taagan oo ii dhoola cadeeynaysa.
