Riyada biraha ilkaha la galiyay oo dhacayo
Riyada:
Asc
Waxaan ku riyooday iyadoo ay iga soo dhacday biro aan ilkaha ku xidhanahay oo ilkahaygii ay ku noqdeen sidii aan ka xidhay oon leeyahay dhaqtarku lacag badan ayuu iga qaadi doona se waan iska diidi doona
(Wixii bir ka soo jaba lacag ganaax ah ayaa la iska qaada )

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil aad lugaha la gali doonto waxaana sabab u noqonayo dad adiga kuu dhow
Waxaa laga yaabaa deyn inaad dad ka qaadato ama lacag la’aan inay ku dhacdo.
Riyada waxay tilmaamaysaa duruuf dhinaca dhaqaalaha.
Riyada ilkaha jajabayo halkan ka daawo
The dream indicates a problem with your your self and is due to people relative you
You may have a loan to take or free of charge to fall.
The dream indicates economic circumstances.