Site icon Daruur درور

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Su’aasha:

Asc waadku mahadsantihiin marwalba
waxan ku riyooday aniga oo jooga beer waynoo baxday oo qurux badan oon u umalaynayo in ahayd galay ama hadhuudh waan dhex fadhiistay waanan daawanayay anoo faraxsan Allah mahadle.

Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto
Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysa inaad heli doonto mustaqbal aad u wanaagsan, hanti kugu filan iyo nolol fiican, riyada beerta waa riyo fiican waxay astaan u tahay nolol fiican iyo mustaqbal wanaagsan, waa riyo bishaaro ah.

Exit mobile version