Riyada beer waynoo aad u baxday oo dhali rabto
Su’aasha:
Asc waadku mahadsantihiin marwalba
waxan ku riyooday aniga oo jooga beer waynoo baxday oo qurux badan oon u umalaynayo in ahayd galay ama hadhuudh waan dhex fadhiistay waanan daawanayay anoo faraxsan Allah mahadle.

Asc, waxan ku riyooday dhul cagaar ah, geel iyo maroodi cayilan oo qurux badan ku nool. Dhulku doog ayuu ah waqtiguna an arkayo geela iyo maroodiga waxay ku beegnayd 10.00am
Walal ii fasir