Riyada bariiska iyo kulanka masjidka iyo qofka asoo guurdoon ah
Su’aasha:
ASC gudomiye : waxaan Ku riyooday 3riyo
(1) waxan ku riyooday anigoo guurdon ah lacagti guurka na haystay kadib waxan u tagay hawenay aan garanaayay kadib nin ban kulanay waxu adna an garanaayo kadibna waxa uu igu yiri aniga ayay xaskayga tahay waxan haysyay lacag kadibna naagti Ayan Ku iri macadam igu shegin waxay igu tiri taas fiirso taasbaa Ku fiican ayado nag kale I tilmamayso kadib waxan Ku riyoday
(2)) anigo masaajidka jooga barxadiisa daashka Audi ay dad badan joogan waxay ila ahayd malin jimcaha ah madjidka sodas ban u jognay waxa madjidka so ag maray dad Fara badan markaan saaas u eegay waxay ahayd masjid kale oo noo Shaw oo qolo mowliidka u dabaaldagayso hadana waxan arkay riyo kale
(1) niman aan garanayo iyo aniga ayaa waxaan wada cunaynay bariis bariiskaso macaana waxan iri bariidku wuu macaanay ee aannku dareano mid kale samayna markan so kacay kuwii bariiska ayana I yiri aan bariis wada cuno matkas ayay riyadi igu so dhacday o kuso diray
AAD ayad u mahadsantahaay sida dhaqsiyaha badan AAD inoogu so jawaabayso.khayr Allah Ku siiyo.
