Riyada balanta madaxwaynaha
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin jasakumulah khayr waxaan ku riyooday anoo la balanSan madaxwaynaha oo ugu tagay beer aad u wayn oo wada doog ah waan galay si wanaagsan ayaa LA iisoo dhaweeyay madaxwaynuhu wuu jooga soo soco soo dhawow ilaaladii igu yidhaadeen u gal soco waayahay kabacdi biyo aan ku luqluqdo ayaan tukan meesha ku dhex yaalay u doontay tukaankana askarbaa ka buuxday aadna waan u faraxsanaa
Allah mahadleh.
