Site icon Daruur درور

Riyada awrka qooqan waa maxay

Su’aasha:

Asc walal adoo mahadsan waxaad ii fasirtaa riyada awrka qooqan oo ku eryada lkn marna aan kusoo qaban ee aad ka rayso marna waxaan ku riyoodaa awr alaab badan oo culus ku rarantahy hadana I caydhsanaayo isagoo aad u culus oo aan ordi karin ana aan cararay oo buur ka fuulay

Waad mahadsanidtihiin walalayaal.

Riyada awrka qooqan waa maxay
Riyada awrka qooqan waa maxay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil badan inaad la kulmi doontid.

Awr qof bursanaya waa fidno iyo dhibaato, marka riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil ay kula soo gudboonaanayaan, laakin sida riyada ka muuqata waad ka badbaadi doontaa.

Exit mobile version