Riyada aragtida masaajidka weyn
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak
waxaan ku riyooday anoo masaajid wayn oo dhawaan LA dhisayoo aad u qurux agtaaganoo
dadku leh masaajidkani waxa dhisay hebel
waxuuna galaa gurigani ku dhagan.
mana aqaano runtii Cid dhistayba markanay riyo ahayn
Allah mahadleh
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa khayr aduun iyo khayr aakhiro sidoo kale waxaa laga fahmayaa qof diinta aqoon u leh inuu yahay ninkaas, waa riyo bishaaro ah, sidoo kale ninka aad sheegtay inuu yahay qof wanaagsan.