Site icon Daruur درور

Riyada Anoo xaako iska tufaayo?

Su’aasha:

Wll waxaan ku riyooday ano afka xaako iisoo buuxsantay hadana iska tufaayo maxaa lagu fasiraa iiga jawaaba.

Riyada Anoo xaako iska tufaayo?
Riyada Anoo xaako iska tufaayo?

Jawaabta:

Riyada qofka tufaya xaakada waa riyo fiican, wuxuu ka bixi doonaa dhibaatooyinka haysta haddii dhib haysto wuxuu heli doonaa wax fiican wuxuu ka raaxaysan doonaan mashaakilka haysta, haddii deyn lagu leeyahay wuxuu helaya faraj iyo barwaaqo, guud ahaan xaakada qofka kasoo baxayso waa khayr iyo wanaag.

Exit mobile version