Site icon Daruur درور

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo

Riyada:

Asc sheek waan ku salamay sheekh waxan ku riyooday anigo kabo la’aan ah oo sigsaan bes ah aan qabo oo roob igu da’aayo oo aan ordaayo roobkana igu daayo ifasir sheek shugran

Riyada anoo sigsaan xiran kabo la'aan ah roob igu da'aayo
Riyada anoo sigsaan xiran kabo la’aan ah roob igu da’aayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo aad rabtay inay kugu adkaanayaan oo aad dhib kala kulmayso.

Waxaana dhici karto arrimaha inay la xiriiraan gurigaaga ama xaaskaaga.

Ilaahay arrimaha hakuu fududeeyo

 

Riyada kabaha halkan ka daawo

 

The dream indicates that things you wanted to achieve are becoming difficult for you and you are facing difficulties.

It is possible that the issues may be related to your home or your spouse.

May God make things easy for you.

Exit mobile version