Riyada anoo laabtobkeyga layga xaday hadana dadkii iga xaday aanku arkay
Su’aasha:
SC waxaan ku riyooday labtopkeyga oo layga xaday markaasaan ku laabtay isla goobtii laygaga xaday ka dibna waxaan indhaha ku dhuftay kuwii iga qaatay oo gacmaha kula jira koley rag badan ayay ahaayeen anna xoogaa baqdin ayaa igashay markaasaan is dhahay booliis u soo wac tuugadaan ka dib ragii iga qaatay mid ka mida ayaa igu amray in aanan bixi karin anna xoogaa ayaan is miskiiniyey ka dib wuxuu isku dayay inuu isoo aado markaasaan intaan iska qabtay ayaan dhulka wada dhigay tuugadii waanka xoog batay saas ayaan usoo kacay.
