Riyada anoo dad meel joogaan ku saxaroonaayo waliba igu soo ureyso saxarada
Su’aasha:
Waxaan xaley ku riyooday anoo meel bacaad ah oo dad fadhiya ku saxaroonaayo ka dibna markaan bogtoo saxarada carro iskaga shubaayo hadana ani iyo dadka nala joogo weyku soo ureysaa.
