Riyada anoo ciyaarsiinaya wiilkayga yar
Su’aasha:
ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WIIL YAR OO AAN DHALAY OO WIIG JIRA SARIIRTA KU CIYAARSIINAYA WAANU BOOD BOODAYAY ISAGOO CIYARAYS ISAGOO AAD U QOSLAAYA OO AANU WADA FARAXSANAHAY
ALLAH MAHADLEH
Jawaabta:
Waa riyo tilmaamaysaa nolol raaxo iyo farxad leh, waa riyo muujinaysa mustaqbalka fiican ku sugaya , ubadka faraxsan iyo cayaarsiintooda waa nimco Ilaahay uu siiyo addoomadiisa waa riyo fiican.