Site icon Daruur درور

Riyada anoo caruur sita oo duruufeysan

Su’aasha:

Riyo ano caruur sita ee darufeysan oo arkay labo dumara oo cayilan oo lacag qeeybinaya wan daba galay oo racay u imaday ayago mel fadhiya mid ayaa iga tagtay boqol .dolar ti kala tiri hasin uma baahnee ane wan ka xumaday.taas.

Riyada anoo caruur sita oo duruufeysan
Riyada anoo caruur sita oo duruufeysan

Jawaabta:

Inshaa Allaah riyadan waxay tilmaamaysaa in Alle aad u dhowaan doonto oo uu kugu arsaaqi doono risqi aad ku farxi doonto, waa khyar iyo bishaaro.

Exit mobile version