Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la’
Riyada:
Sheikh alle haku barakeeyo waxa haben walbo ku riyooda ila haben haben dhifa mahane ano buur dheer Saran oo dad badan buurta dusheeda si fudud uga gudbayan Ana an ka gudbi la.ahay dad ila socday si waxay ugu gudbayan qaybtood ayago jego jego ujiifa a ah wa mari wayey si kasto an sameyey wana haben walba umada kale way wada gudban sheikh ifasir ilahay haku barakeyo
![Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la' Riyada anoo buur dheer saaran ka gudbi la'](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-anoo-buur-dheer-saaran-ka-gudbi-la-357x210.jpg)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo badan inay kugu adkaanayaan oo aadan wax ka keeni karin
Riyada waxaa kaloo ay tilmaamaysaa duruufo adag aad la kulmi doonto
Waxaa lagaaga baahan yahay inaad ku xirnaato rabbigaaga
Halkan ka daawo fasirka riyada buurta dheer
Dreaming indicates many things that are difficult for you and you can’t bring about
The dream also describes the difficult situations you will face
You are required to be attached to your Lord