Asc Allah macak
waxaan ku riyooday aniga oo gaadhigayga wata ayaan muraayad haada dhexe isku eegay waxaan arkay wajigaygoo aad u qurux badan oo nuurka ka baxaaya aad yaabto oo qoslaya oo faraxsan Allah mahadle.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inay ku soo gaari doonan warar farxad leh, waxaa kaloo dhici karta inaad meel u dhoofi doonto, meel aad ku farxayso, nuurka wejiga iyo farxadda waa nasiib wanaagsan uu qofka helayo.