Riyada anigoo u dhisaya saxibkay gabadh Su'aalaha 4 years ago Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Allah macak waxaan ku riyooday aniga oo oday sxbnahah u dhisaaya islan oo heshiiskii dhacay markay is a arkeen loo balamay xiligii bixinta ee guurkooda Allah mahadle. Riyada anigoo u dhisaya saxibkay gabadh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo nolol wanaagsan inaad helayso iyo inaad khayrka ka shaqayn doonto, riyada qof in loo guuriyo waa wax khayr ah oo aad qaban doonto, waa riyo bishaaro ah oo wanaagsan.