Riyada anigoo masas badan oo huruud ah igu soo yaaceen
Su’aasha:
Asc mahadsantihiin
waxan ku riyooday aniga oo meel banana oo geedo yar oo qalalan ku yaaliin oo ciida anoo jooga ay igusoo yaaceen masas badan oo huruuda markay inyar iisoo jiraan oo ay isoo gaadheen ayuun buu dhinacayga midig mas wayn oo huruudihi kasoo baxoo wuuwada Cunay dhamaan masaskii oo qaarna waxaan arkay iyagoo dhintay qaarna wuu liqay qaarna mabay socon karay ayaan iska dhaafay
Allah mahadle.
