Riyada anigoo jooga guriga habo
Riyada anigoo jooga guriga habo
Riyada:
Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waxaan ku leeyahay habo kaalay I kaxee baska I saar marabo inaan xagan ku ciido gurigayaga rabaa inaan ku ciido waa imisadii saacadu ayaan waydiiyay aay igu tidhi waa 10:30 habeenimo daaqada ayaan istaagay saan u eego inaan kaligay bixi karo mise waaba inamo yar yar oo socda wadad guriga hortiisa kolba koox mobile waan sitay waan labaqayay

Fasirka:
Riyada waxay u badan tahay nafsi inay tahay, waxaa laga yaabaa arrin aad ka fikirayso ama aad ka shakisan tahay
oo niyadda kaaga taagan, riyada noocan ah qofka wuu arkaa wax tafsiir ma laha
Riyada socodka halkan ka daawo
Dreams are likely psychological to be, maybe something you are thinking about or doubting
and your mood stands, in this kind of dream the person sees nothing and has no interpretation