Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin
Riyada anigoo Guursaday gabadh aanan garayn oo maqsinkii hurdada sariirtii kuwada fadhina oo aad u faraxsan kadibna intaan sariirtii kasoo dagay Aan bathka galayoon kusoo maydhay
Allah mahadle.

Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya
Riyada anigoo gabadh guursaday oo sariirta la fadhiya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada  lasoo gudboonaanaya, qofkii arko asoo guursaday waxay ka dhigan tahay inuu nolol cusub galay, sidoo kale guurka gabadha wuxuu tilmaamayaa nolol adduun iyo raaxo aad heli doonto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More