Riyada anigoo dajaal cawar oo riyo ku kulanay

Su’aasha:

Asc jazaakulahu khayr
waxan ku riyooday aniga oo meel banana joogo ayaa waxaa dhinaca galbeed arkay siigo ama boodh dabayl ah oo waxaa dhexduulaya nin dadkeena ka wayn iyo dad faro badan oo aad moodo gacmihiisuu kala bixiyay in ay saaran yihiin oo duulaya
anoo eegayuu hortayda kusoo dhacay oo boodhkii iyo siigadii isoo gaadhay
kabacdi waxuu igu yidhi waxaan ahay ilaahay
markasaan arkay waa nin cawaran ii indhihiisa mida midigtu cadahay wajigana waxaa kaga taala kafara oo carabiya midabkeeduna cadaan yahay
kabacdi waxaan ku idhi ilaahay ma tihid waxaad tahay dijaal shaydaankii Waakii quranku kariimka ahi iyo nabigayagii MUXAMMED (SCW) Nookaa sheegay manaan cabsan lkn waan cararay hargaysa ayaan markaa joogay oradkii muqadisho oradban ku maray bes
Allah mahadle.

Riyada anigoo dijaal cawar oo riyo ku kulanay
Riyada anigoo dijaal cawar oo riyo ku kulanay

Jawaabta:

Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa fidnada soo socoto, hadda wuuba soo dhow yahay dajaal, ciidamadiisa maanta adduunka ayay ku cayaarayaan waa reer galbeedka iyo yahuudda, dajaal calaamada uu wato oo ah isha ayay qaateen waa midda doolarka ku sawiran ciidamada dajaal waxaa ka mid ah kooxda la dhaho Freemason .

Marka riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso fidnadaas maadaama aad sheegaty inuu yahay dajaal oo aad tiri ma tihid Ilaahay.

Taasna diinta ayay waafaqsan tahay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More