Site icon Daruur درور

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Su’aasha:

Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina
Riyada anigoo restaurant Cunto ka oo biyo cabaye cunaayo hilibna safari ku qaadanaya gabar yaroo indho waawayn oo aad uqurux badanina ilahadlayso iyadoo qoslayna
Ayaa waxaa ila jooga isna oday aanu sxbo nahay oo meeshu macaa waxay leedahay Hurdo
Ayaa odaygii aanu sxbka ahayn ii yimid oo waxuu igu yidhi saw imaad odhan qofkastoo dhib haysto oon Aragno waan caawinaynaa haa baa ku idhi
Makhsin kaagii waxaan seexinayaa labadaasi wiil oo meel ay seexdaan haysanin intaan farxay oon qoslaanku idhi seexi Raaliban ka ahee wiilasha ana safarbaan ubaxayaaye intay doonan ha joogeen
Allah mahadle.

Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya
Riyada anigoo cunto cunaya oo dad caawinaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad barwaaqo heli doonto oo dad badan aad wax u qaban doonto, waa riyo fiican, cuntada waa astaanta barwaaqada aad heli doonto, dadka aad u ogolaatay inay seexdaan meel adigu aad leedahay waa samafal aad dadka u qaban doonto.

Exit mobile version