Riyada anigoo akhrinaya ducadii nabi Yuunis (CS)
Su’aasha:
Asc waadku mahadsantihiin tixgalintiina
waxaan toosay habeen anigoo akhrinaaya
aayadii nabiyu lahi yoonis markuu xuudku liqay ilaahay ku baryay
laa ilaaha illaa anta subxaanaka inii kuntu mina daalimiin
ayaan baan toosay waanan maqlaayay si fiican codkayga kor baan u akhrinayay
markaasi ayaan farxay oon idhi alxdlh
Allah mahadle.
