Site icon Daruur درور

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo

Su’aasha:

Riyo, anigo timaha hoose qof iga xiirayo.

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo.
Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo.

Jawaabta:

Riyada qofka oo timaha hoose laga xiirayo waa riyo tilmaamaysa in aad raaci doonto fidrada oo aad ku dhaqmi doonto sunnada sidoo kale inaad dhib ka nasan doonto, timaha shuunka waa timo qofka uusan ka helin oo loo baahan yahay in la xiiro sidii nadaafad buuxda lee helo.

Exit mobile version