Riyada aniga oo suuratul nasri aqrinaaya
Riyada:
Waxaan ku riyooday aniga oo suuratul nasri (سورة النصر) aqrinaaya

Fasirka:
Riyadan wax badan ayaa lagu fasiraa, waxaa ka mid ah guul aad gaari doonto.
sidoo kale in aad heli doonto khaatumo wanaagsan.
Sidoo kale qof lunsan inaad sabab u noqon doonto hanuunkiisa.
guud ahaan waa riyo aad u fiican.
Riyada akhriska quraanka halkan ka daawo
This dream has many interpretations, including that you will achieve success.
Also that you will receive good blessings.
Also, for a lost person, you will be the reason for his guidance.
Overall, it is a very good dream.