Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado
Riyada aniga oo dhintay qabriga lay wado
Riyada:
Waxan ku riyoday anigoo dhintay dadka igu hareeraysana waan maqlayay oohintoda hadalkoda iyo in la iisi wado qabriga inaan hadlo ayaan rabaa laakin waan ogaa inaan dhintay mana is dhaqajin karin sidii qof rabo inuu dhaho ha ooyina anigu waan dhintaye maxa lagu fasiri shekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo badan aad rabto inaad samayso oo aadan awoodin
Waxaad galaysaa xaalad adag oo aad ka walwali doonto.
Teeda kale ka towbad keen wixii dambi aad gashay.
Waayo riyada digniin ayay noqon kartaa.
The dream indicates that there are many things you want to do but are unable to do.
You are entering a difficult situation that will make you worry.
Also, repent of any sins you have committed.
Because the dream can be a warning.