Site icon Daruur درور

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC ALLAH MACAK
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO KUDABAALANAYO MEEL DHULKA AAD UGA SARAYSOO AAD U QURUX BADAN
WAXAANA DADKII HALKAASI IGULA DABAALANAYAY KA MID AHAA MADAXWAYNAHA WADANKAAN JOOGO WAAN IS AG FADHINAY MARKAAN DABAADHA KASOO BAXAY MEEL CIIDOO U QURUX BADAN
ALLAH MAHADLEH.

Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno
Riyada aniga iyo madaxwaynaha oo dabaalanayno

Jawaabta:

Riyada dabaasha guud haan waxay tilmaamaysaa isbadalka nolosha siiba xagga hantida sidoo kale qofka inuu gaari doono waxa uu rabo inuu helo, madaxweynaha la jirkiisana waa arrin aad u fiican xagga awoodda iyo darajada uu qofka heli doono, riyada waxaa laga qaadanayaa inaad meel sare gaari doonto oo aad gali doonto meel aan la gali karin.

Exit mobile version