Site icon Daruur درور

Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto

Su’aasha:

Asc Allah mahadleh
waad mahadsan tihiin Allah macak

waxaan ku riyooday anoo suuqa ka iibsanaya gacmaha loo xidho hablaha yaryar ee ay isku qurxiyaan qaarkoodna ku yaalo calanka somaliland xiliyada iida ama sanad guurada dalka
noocyo aad u qurux badan
Allah mahadleh.

Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto
Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuusoo dhow dahay munaasabad aad ku farxi doonto oo la xiriirta dalkaaga hooyo,  ama wax aad ku farxayso oo aad la wadaagayso dadka saaxiibka kula ah, riyada waa riyo fiican

Exit mobile version