Riyada afar tuug oo telka qof ka dhici raba
Su’aasha:
Asc sheykh waa kusalaamay Adiga iyo bahda durur media hadaan su aasheyda u dhaadhacao waxaan kuriyooday anigoo gaari kasoodagy tuugo iskudayaya iney telka iga dhacaan aan ladagaalamaayo waliba Afar tuug bey ahaaayeen maxay katarjumeysaa riyadaas.
